(Sawirro) Wafdiga Somalia ku metelaya dacwada badda oo galay Maxkamada ICJ

Ergada Soomaaliya ku matalaya dhageysiga dacwadda badda Soomaaliya ee ay Kenya muranka gelisay oo uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa hadda gudaha u galay xarunta maxkamadda cadaaladda adduunka, si ay maxkamadda uga soo jeediyaan doodooda ku aadan garmaqalka badda. “Waxaanu hadda gudaha u galnay guriga Nabadda ee xarunta … Continue reading (Sawirro) Wafdiga Somalia ku metelaya dacwada badda oo galay Maxkamada ICJ